Poland NAWA Summer Courses 2024 (Koorsooyinka xagaaga)

Wakaaladda Qaranka ee Polish-ka ee Isweydaarsiga Tacliinta (NAWA) waxay ku martiqaadaysaa ardayda wadamada kale (international students) inay ka qaybqaataan Koorsooyinka xagaaga ee Poland NAWA 2024 oo lagu qabanayo jaamacadaha Polish kala duwan. Barnaamijyadan waxaa maalgeliya Wakaaladda Qaranka ee Polish for Exchange Academic (NAWA) ee ardayda, PhD, iyo macalimiinta. Hoyga, iyo cuntada inta lagu jiro koorsada xagaaga waa lacag la’aan. Ka qaybgalayaashu waxay daboolayaan qarashaadka safarkooda.

Koorasyada xagaagan kaliya ma bixin doonaan taariikhda iyo dhaqanka Poland laakiin waa fursad aad ku barato luqadda iyo dhaqanka, sidoo kale inaad booqato meelaha dalxiiska ee ugu weyn. Koorsooyinka xagaaga ee NAWA ayaa laga heli karaa lix jaamacadood oo Polish ah. Liiska koorsooyinka iyo magacyada jaamacaduhu waa kuwan hoos ku xusan.

  1. Maria Curie-Skłodowska University: On-site course for students and academic teachers in Lublin from July 6-26, 2024
  2. University of Wrocław: On-site course on July 7-27, 2024.
  3. Adam Mickiewicz University: On-site course for students and academic teachers in Poznań from July 22 – August 11, 2024.
  4. University of Silesia: On-site course for students and academic teachers in Cieszyn on the Polish-Czech border from August 1-28, 2024.
  5. University of Lodz will organize an intensive summer NAWA remote course for students and academic teachers from August 5-25, 2024.

Ardaygu meeshu dagayo iyo cuntada waxaa qaba barnaamijkan.

Safarka iyo caymiska caafimaadka waxaa qaba ardayga.

Ardayga waa inay luuqadisa Englishku gaarsiisantahay ugu yaraan heerka B1.

Sidee loo codsan karaa?

Waxaad ka codsan kartaa linkiyada kor ku qoran oo ku gaynaya bogagga rasmiga ah ee jaamacadaha. Haddii aad codsato koorsooyinka xagaaga ee NAWA waxaad heli doontaa jawaab usbuuc gudihiis.

Faahfaahin.

https://nawa.gov.pl/en/the-polish-language/nawa-summer-courses