SiciidOnline

Kusoo dhawow bogan. Waxaan u heelanahay inaan ardayda la wadaagno macluumaadka ku saabsan deeqaha wax-barasho. Waxaan kalo kuso gudbinaa bartan maqaallo ku saabsan deeqaha waxbarasho,maqaallo cilmiyeed isugu jira: Sayniska, deegaanka, horumarinta nafta, Ikhtiraacaadka iyo aqoon guud.